Twitter oo dhibane u noqday hardanka u dhexeeya Trump & Ilhan Cumar

Shirkadda Twitter ayaa ka jawaabtay su’aalo adag oo kaga yimid Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Maraykanka taasoo ku eedeeysay in shirkaddu aysan dhexdhexaad aheyn. Ilhaan Cumar iyo madaxda shirkadda ayaa ka wadahadlay mowqifka shirkadda ee ku aadan muuqaal uu madaxweyne Trump soo dhigay oo markii dambe horseeday in dil loogu hanjabiyo xildhibaannada Soomaalida … Continue reading Twitter oo dhibane u noqday hardanka u dhexeeya Trump & Ilhan Cumar